Qaar ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Kismaayo oo ka hadlay doorkooda dowlad wanaagga

0
288

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ayaa waxa ay  boqolkiiba todobaatan kaga jiraan bulshada Soomaaliyeed,Waxa ay inta badan isku dayaan sidii ay u hormarin lahaayeen dalkooda.

Mudooyinkaan dambe waxa ay xoogga saarayeen sidii ay oga soo dhax muuqan lahaayeen laamaha kala duwan ee dowladda, taas oo ay kaga golleeyihiin  xaqiijita kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here