Qaar ka mid ah Culuma-uddiinka magaalada Kismaayo oo baaq u diray Bulshada Soomaaliyeed

0
647

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadda ayaa ah hormarka bulshada waxayna qiimo  u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofka ku noolaado Nabad waarta.

Waxaa sidoo kale Nabaddu ay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado.

Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada  Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland ayaa baaq nabadeed u diray bulshada Soomaaliyeed.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here