Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barashada Qur’aanka kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa ah mid waajib ku ah qof kasta oo muslim ah inuu barto,waxaana lagama maarmaan ah in laga shaqeeyo sidii lagu horumarin lahaa goobaha lagu barto Diinteena islaamka.
Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalla xarumo badan oo lagu barto Qur’aanka kariimka iyo cilmiga kale ee Diini ah kuwaas oo u baahan in la hormariyo dhismahooda iyo tayadooda waxbarasho.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.