Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Luuqada Carabiga waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah taas oo uu kusoo dagay Qur’aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.