Qaar ka mid ah bulshada ku nool Kaamka Barigga dhex oo kadlay sameeynta ay ku yeelatay kuleelaha ka jira degmada Kismaayo

0
171
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacaaysha ku nool kaamka Bariga dhex ee degamada  Kismaayo ayaa  waxay u baahan yihiin in Laga caawiyo waxyabaha asaasiga u ah nolasha,dadkan waxaa ay daganyihiin guryo ka sameeysan cooshado iyo baco aan celin Karin Qoraxda iyo dabeeyalaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here