Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Caadaladda, Awqaafta iyo arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa tababar ku saabsan Caddaaladda u qabatay 40 ruux oo iskuga jira Odoyaal dhaqameed,Haween iyo Dhalinyaro.
Tababrka ayaa waxaa lagu barayay dadkii ka qeyb-galay muhiimadda Caddaalada ay leedahay,Isagoona socon doona mudo seddax maalin ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.