Qaar ka mid ah Bulshada Degmada Dhoobley oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay warbaahinta

0
182

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Warbaahinta waa Tiirka Afraad ee Doladnimada Halka Dadka qaar Aminsanyihiin inay Tahay tiirka Kowaad ee dowlad nimada taas oo ay ku micneeyaan warbahinti inay kicinkarto dadwaynaha ama ay Dajin karto  sidoo kale waxa Lasheega warbaahintu inay Tahay Seef Laba ah Af’le.

Hayeshee warbahinta somaliyeed ayaa samnadadii dabe ku talabsatay Hormaro dhinaca  wax tabinta ah waxana jira warbaahino gaar ah oo diirada saraa ka hadalka iyo tabinta Wararka La xiriira Arimha bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here