Qaar ka mid ah Barakacayaasha Kismaayo oo la gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

0
527

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas danyar ah oo ku nool mid kamid ah kaamamka barkacayaasha ee magalaadda kismaayo ayaa waxaa la garsiiyey deeq rashin ah oo ka timid nin soomaaliyeed oo kunool dalka dibadiisa, barkacaysha la gaarsiiyey deeqdan ayaa waxa ay ka koobanaayeen ku dhawaad 36 qof oo barkacayaal waxaana dadkan haystay daruuf adag ee dhinac nolasha.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here