Qaar ka mid ah Ardeyda Dugsiyada magaalada Kismaayo oo tababar loo soo xiray

0
108
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar socday labo maalin,waxaana  loo qabtay qaar ka mid ah ardeyda wax ka dhigata dusgiyada kale duwan ee magaalada Kismaayo .
Tababarkan ayaa waxaa lagu baranayay sidii uu ardeyga qorsho u lahaan lahaa waxaan gacan ka geestay hay’adda Somali academic for research and development.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here