Qaar ka mid ah Ardayda u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga oo dareenkooda kawaramay

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa si rasmi ah guud ahaan dalka Soomaaliya looga bilaabay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare. Imtixaankan oo ah midka 10-aad ee ay si toos ah u maamusho Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa sanadkan u fariistay 39,397 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here