Qaar ka mid ah ardayda Kismaayo oo aragtidooda ka dhiibtay Natiijadii Imtixaanaadka Dugsiyada sare ee dalka

0
352

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu waa helitaanka aqoonta Hababka waxbarasho Waxbarashadu waxay had iyo jeer ka dhacdaa iyada oo ay hagayaan barayaasha ama macalimiinta , hase yeeshe ardaydu sidoo kale way isbari karaan. Waxbarashadu waxay ku dhici kartaa qaab rasmi ah ama aan rasmi ahayn iyo khibrad kasta oo saamayn ku leh habka qofku u fekero, u dareemo, ama u dhaqmo waxaa loo qaadan karaa waxbarasho.

Hadabo arday walba marka uu waxbarto waxaa lagu ogaadaa imtixaankiisa sida uu uga jawaabo wixii uu soo bartay

Maalmo kahor waxaa lagu dhawaaqay natiijada imtixaanka dowlada sannad Dugsiyeedkii 2018-2019 arday soomaaliyeed ayaa si isku mid ah uhelay natiijada imtixaankoodi qaar ayaa guuleystay oo gudbay kuwo ayaa ku dhacay imtixaankii

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here