Qaar ka mid ah Ardayda dhameysay Jaamacadaha magaalada Kismaayo oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

0
343

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhalinyarada dhameysatay Jaamacadaha magaalada Kismaayo ayaa waxay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay sameystaan shaqo abuur.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here