Qaar ka mid ah Aqoonyahanada Kismaayo oo Ardayda Dugsiyada sare ka baxaya Talooyin u soo jeediyay

0
310

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan ardayda soomaaliyeed  ee wax ka barata gudaha dalka iyo dibada ayaa mararka qaar doorto kuliyado ay ku wanaagsaneen taaso oogu danbeyn sababto in uu ardayga isaga haro heerka Jaamacadda.

Qaar kamid ah Gabdhaha kabaxay jaamacadaha kuyaal magaalada ksimaayo oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka doodda ee ka baxa Idaacadda Waamo ayaa  ardayda kubiiraya sanadkaan Jaamacadda oogu baaqay in ay ku biiraan takhasus ay ku wanaagsan yihiin si ay heer wanaagsan ooga garaan waxbarashadooda heerka koobaad ee Jaamacadda

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here