Qaar ka mid ah Aqoonyahanada Jubbaland oo ku baaqay in Dhalinyarada shaqo abuur loo sameeyo

0
217

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan oo da’ yar,kuwaas oo ka soo jeeda Qoysas danyar ah oo ay qaarkood daganyihiin kaamamka barakacayaasha magaalada.

Cabdulahi Sheekh Shaafici oo ka mid ah aqoonyahanada reer Jubbaland kana tirsan Ururada bulshada rayidka ah ee JUNSA ayaa ka hadlay duruufaha haysta dhalinyaradaan waxaa uuna dowlad goboleedka Jubbaland ugu baaqay in dhalinyaradaan shaqo abuur wanaagsan loo sameeyo ama loo horumariyo shaqada ay hayaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here