Qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Wasaaradaha Jubbaland oo Kulan la qaatay Masuuliyiin ka Socday Hay’adda UNICEF.

0
220

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka oo u dhexeeyay qaar ka mid ah Agaasimahaasha Wasaaraddaha Jubbaland iyo Masuuliyiin ka socday Hay’adda UNICEF ayaa waxaa looga hadlay habsami u socodka shaqooyinka Wasaaraddaha caqabadaha jira ee wax ka qabashada u baahan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here