Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Jubbaland oo xilalka loo kala wareejiyay

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaaa waxaa maanta xilalika loo kala wareejiyay Agaasimihii hore iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Howlaha guud
munaasabadda ayaa waxaa goob-joog ahaaa.
Munaasabadda xilwareejinta Agaasimayaasha ayaa waxaa kaso qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta Dowladda Jubbaland, Gudoomiyaha Shaqaalaha rayidka iyo kuxigeenadiisa, Shaqaalaha Wasaaradda iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here