Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsuguuni ee dhac dhinac waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan baahi dhanac adeegyada asaasiga u nolasha.
Bulshada ku nool deegaanka ayaa waxay intooda badan yihiin kuwa Beerala ah ,waxayna la la xanuunsan yihiin cudurada sida Malariyada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.