Puntland oo Laga daah-furay Imtixaanka Shahaadiga

0
25
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxuu caasimadda Garoowe ka daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland waxaan ku wahelinayay Madaxweynaha oo uu furitaanka Imtixaanka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Fu’aad Abshir Axmed iyo qaar ka mid ah wasiirada Dowlada Goboleedka Butaland
waxuuna madaxweynaha dowlada goboleedka Butaland Sciid CabdullahI Deni uu tilmaamay dadaalka dowladdu ay ku bixinayso horumarinta iyo tayeynta waxbarashada Butaland
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here