Kismaayo(Idaacada Waamo)Dunida dal walba waxaa uu leeyahay Af ama luuqad u gaar ah oo ay ku hadlaan taas oo ah Astaan qoomiyad walba lagu garto.
Iyadoo maanta ay ku beegantahay marki la qoray Afsoomaaliga ayaa Prof Cabdullaahi Sheikh Shaafici oo wax badan ka yaqaana afka soomaliga Marxaladihii kala duwanaa ee uu soomaray ka warbixyay qiimaha afka soomaligu u leeyahay iyo saameynta burburkii dalka uu ku yeeshay.
Hamdi Mohamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.