Premier Banka oo Bank Cusub ka iibsaday Dalka Kenya

0
126
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Premier Banka waxuu ka mid yahay bankiyada ku yeela dalkeena Somaliya waxuuna bixiyaa addeegyada online-banking iyo adeega kale uu u sahalaya qofka in uu si fudu u isticmaalka Bankiga
 
Bangiga Premier Banka ayaa waxuu hada iibsaday Banki kula Dalka kenya kaas oo loga adeegi doonan bulshada Somaliyeed waxayna qeyb weyn ka qadaneysaa hormarinta addeega Banka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here