O’ole Nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Xaafadda Banderqaasim ee Magaalada Boosaaso oo kashanaya mamulka iyo bulshada xaafadda  ayaa  ololle Nadaafaded  ka fuliyey Wadooyinka  xaafada Bandarqaasim.
Ol’olahaan ayaa waxaa qeyb ka ahay maamulka  gudomiyaha xafada iyo bulshada ku nool xafada bandarqaasim ee magaalada Boosaaso.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here