Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Hargeysa..

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka xaafada Ibraahin Goodbuur ee magaalada Hargeysa oo kaashanayo shacabka iyo shirkadaha nadaafadda ayaa Olole nadaafadeed kasameeyay laanta Aadan Shiine xaafada Ibraahin Goodbuur ee magaalada Hargeysa.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here