Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha hoose oo kaashanayo Urarada Haweenka , Dhalinyarada, Gudoomiyayasha Xaadafaha ayaa Ol’ole Nadaafadeed ka sameeyay magaalada Marka, kaas oo sara loogu qadayo bilacda magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.