Ol’ole Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaaada kismaayo

0
13

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo shaqaalaha nadaafada ee dowlada hoose degmada Kismaayo ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Kismaayo.

Ol’ole Nadaafadeed ayaa ah mid looga goleeyay in qashin looga nadiifiyo goobaha muhiimka ah ee Magaalada sida hareeraha wadooyinka laamiga ah iyo goobaha biyo mareenada ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here