Ol’ole Nadaafadeed oo laga sameeyay Laamiyada cusub ee magaalada Kismaayo

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo shaqaalaha Nadaafadda ee Dowladda hoose degmada Kismaayo ayaa Ol’ole Nadaafadeed ka sameeyay hareeraha laamiyada cusub ee dhawaan Kismaayo laga hirgaliyay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here