Ol’ole Nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan

0
63
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool Degmada Halgen ee gobolka Hiiraan ayaa si Is Xilqaan ah Ku bilaabay nadiifinta wadooyinka soo gala degmada.
Dhalinyaradan oo is abaabulay ayaa geedka garan waaga ah ka jaray dhowr wado oo soo gasha degmada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here