Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmadda Dayniile oo uu horkacayay Guddoomiyaha Degmada ayaa kormeer Amni iyo olole nadaafadeed ka sameeyay Waaxyaha Kala duwan ee Degmada dayniile ee gobolka Banaadir.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here