Ol’ole Nadaafadeed oo laga bilaabay magaalada Gaalkacayo

0
141
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dawlada hoose ee Magaaada Gaalkacyo ayaa bilaay olale nadafadeed oo Socon doon mudo dhor maaalmod ah kaas lagu soo celinayo bilicda magaalada gaar ahaan goobaha uu yaaalo qashinka waxaan ka qayb galay ololaha nadafadeed Duqa magaalada Gaalko xasan maxamed jaamac oo ay weheliyaan shaqaalaha Dowalada hoose ee magaalad Gaalkacyo iyo qaar kamid ah shacabka magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here