Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada dhuusamareeb aya laga bilaabay ololaha Nadaafada kaas oo kor loogu qaadayo bilicda Magaalada dhusomareeb waxaana si wadajir ah ugu qeyb qaadanaya Gudomiyaha Xaafadaa Horseed iyo bulshada xaafaddaas.
Ujeedka Ol’olahaan ayaa ah in lagu soo celiyo bilicda magaalada si loo helo bulsho caafimaad qabto una qurux badnaato bilicda xaafadda Horseed.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.