Olo’le Nadaafadeed oo laga bilaabay Degmada Diinsoor

0
102
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Diinsoor ayaa laga daah furay olo’le nadaafadeed kaas oo laga samaaynayo todobada xaafadood ee ay ka koobantahay Diinsoor .
Olo’lahaan bilic soo celinta ah ayaa waxaa iska kaashanaya Muumulka Degmada Diinsoor iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here