Ol’ole Nadaafadeed oo ka bilowday Wadooyinka magaalada Baydhabo

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxda Fayadhowrka Iyo Nadaafada Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo ayaa Bilawday Wacyi-gelin La Xiriirta Nadaafada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Wadooyinka waweyn iyo kuwa dhex mar xaafadaha ayaa laga bilaway ololahan Nadaafadeyd.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here