Ol’ole lagula dagalaamayo cudurada ku dhaca xoolaha oo laga sameeyay duleedka Baladweyne.

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Axmad Cabdullaahi Muxumed oo kamid ah dhallinyarada baratay cilmiga xoolaha ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa baaris bilaash ah iyo wacyegelinta cudurada ku dhaca xoolaha u sameeyay xoola dhaqatada ku nool deegaanada hoosyimaada magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here