Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olahan cusub ayaa si rasmi ah uga bilowday magaalada Cadaado, waxaana bulshada deegaanka ugu baaqay Shariif Fagaas, oo ah maamulka Isbitaalka Xabeeb ee magaalada Cadaado, in ay dadka qaba xanuunada dhimirka keenaan isbitaalka, si loo siiyo adeeg caafimaad iyo daryeel dhamaystiran.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.