Ol’ole lagu daaweeynayo Xoolaha oo laga bilaabay magaalada Baladweyne

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Maxamed Aamin Cabdi Cali oo kamid ah Dhallinyarada Magaalada Baladweyne oo bartay cilmiga xanaanada xoolaha ayaa xaafada Howl wadaag ka bilaabay olole lagu daweeynayo Xoolaha la xanuunsan cudurada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here