Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad goboledka Jubbland ayaa labadii sano ee ugu danbeeyay deegaana Jubbland ka waday Mashruuca FSRP kaas oo lagu daawaynayo xoolaha uuna Taageerayo Bangiga aduunka.
Wasaaradda ayaa maalmahaan deegaanka Janaay Cabdalle ka waday olole lagu dawaaynayo xoolaha deegaankaas ku dhaqan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.