Ol’ole Lacago loogu aruurinayo dadka ay abaartu saamaaysay oo laga bilaabay Iskuuladka Kismaayo

0
105

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’ole lacago  dhaqaalo  aruurinayo dadka ay abaartu saamaaysay oo laga bilaabay Iskuulada Degmada Kismaayo .

Guddiga gurmadka abaaraha dowlad goboledka Jubbaland oo maalmahaan waday olole lacago loogu aruurinayo dadka ay abaaruhi saameeyeen ee ku nool deegaanada Jubbaland ayaa maanta booqday qaar ka mid goobaha wax barashada degmada Kismaayo ku waad oo horay looga codsaday inaay ka qayb qaataan santuuqa lacag aruurinta abaaraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here