Ol’ole Indho fiiqis lacag la’aan ah oo laga bilaabay Baladweyne

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka taqasusiga Hilaal ee Baladweyne ayaa bilaabay Ol’ole Indho fiiqis lacag la’aan ah,taas oo socon doonto muddo kooban,waxana Indhafiiqistan lacag la aanta ah waxaana loogu tala galay dadka danta yar ee ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiiraan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here