Ol’ole dhir beeris ah oo laga sameeyey Xarunta Horumarinta Haweenka Degmada Kismaayo

0
154
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay ol-olle dhir beeris ah ka sameesay xarunta hormarint haweenka ee degmada Kisaaamayo ololahan ayaa waxaa gacan ka geesanayay wasaradda Haweenka iyo xaquuqul isnaanka Jubbaland waxaana qorshaha dhiirbeeristu uu yahay sidii sare lagu qaadi lahaa qurixinta bilicada xarunta hormarinta haweenka degmada Kismaayo .

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Jubada Hoose Marwo Faadumo Aadan Kateela ayaa waxay ka warbixisay ololahan dhir beeris ay ka sameeseen xarunta hormarinta haweenka degmada Kismaayo .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here