Ol’ole dhir beeris ah oo laga sameeyay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ayaa lagu bilaabay olole dhir beeris ah oo loogu talagalay in uu yareeyo  kuleelka ka jiro magaalada Burco waxaan iska kashanayay ololahaan Hay’adda WHH iyo wasaaradda Deegaanka isbedelka iyo cimilada ee Burco.

Dhirtaan ayaa lagu beeray iskuulada ku yaalo magaalada Burco iyo jidadka magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here