Ol’ole dhir beeris ah oo laga daah-furay magaalada Qardho

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olahaan  loogu magac daray Guri iyo Geed ayaa wejigiisa koowaad waxaa lagu beeri doonaa in ka badan laba kun oo geed, waxaana lagu dahfuray Xaafada Xorgoble ee degmada Qardho. furitaanka ololahan cagaareynta Magaalada Qardho ayaa ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha deegaanka degmadaasi iyo Ururada bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here