Wararka Olole Bilic soo celin ah oo laga sameeyay Wadada Dakadda ee magaalada Kismaayo By admin - April 8, 2020 0 314 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Ururka dhalinyarada Jubbaland oo si iskood ah isku xil qaamay ayaa Olole bilic soo celin ah ka sameeyay wadada aada Dekadda ee magaalada Kisaamayo. Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/04/warka-abdinoor-bacaadka-laamiga.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X