Ol-olaha Bar ama baro oo lagaarsiyay Tulooyinka Qaam-Qaam iyo Yoontoy.

0
413

Kismaayo(Idaacada Waamo)Ol-olaha Bar ama baro oo sanadkii 2017,kii laga hirgeliyay magaalada Kismaayo,ayna hindistay Aamina Cabdi Cali ayaa maanta la gaarsiiyay deegaanada Qaam-Qaam iyo Yoontooy ee Dhaca Waqooyiga Kismaayo Barnaamijkaan oo ay iska kaashadeen dhalinyarada Ololaha Bar ama baro iyo Ururka Kalsan oo ah dhalinyaro iskood isu xilqaamay islamarkaasina jecel ka shaqeeyo dhiira gilnta dhalinyarada soo koreyso iyo isku xirkooda,waxaana la gaarsiiyay Ardayda agabkii ay wax ku baran lahaayeen.

Iidle Aadan Maxamed ayaa Warbixintan inooga Diyaariyay.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here