Odoyaasha Dhaqanka Jubbaland oo Dowladda ka Codsaday in La Sameeyo Keyd  Loo Baxsado Xiliyada Abaaraha

0
205

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Odoyaasha dhaqanka Jubbaland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la joojiyo jarista dhirta oo wadanka ka dhigtay mid Nabaad Guuray, waxaana ay sidoo kale sheegeen in ay muhiim tahay in la sameeyo Keyd si loogu Baxsado xiliyada Abaaraha.

Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here