Odayaasha Dhaqanka Jowhar Oo Dhalinyarada ka codsaday ka Shaqeeynta Nabadda

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadoon Aweys Nuunoow Ibraahim oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka jowhar ayaa dhalinyaradda ka Codsaday inaay ka shaqeeyaan nabadda iyo isdhaxgalka bulshada si loo helo horumar iyo wadashaqeeyn Bulsho

 

Wuxuu sheegay in isboortiga uu door muhiim ah ka qaato isdhaxgalka bulshada iyo wadajaceyl dadnimo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here