Odayaasha dhaqanka Goobweyn oo kawaramay Taariikhda Deegaanka

0
12

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waa mid kamid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose waana deegaan caan ku ah Beeraha iyo kallumeeysiga  waxaana halkaas kunool bulsha u badan beeraley iyo Kalluumeysato Waana halka ay ku kulman Wabiga Jubba iyo badweynta hindiya waana deegaan kafac weyn magaalada Kismaayo oo taariiq ahaan lagu tiriya in la degay 2 qarni ka hor deegaanka Goobweyn ayaana masaafa ahaan Kismaayo u jirta 9kilo mitir.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here