Odayaasha Dhqanka Jubbaland oo baaq ka soo saaray xaaladda degmada Baardheere

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlad goboleeda jubbaland ay baaqa ka soo saartay wax loga qabanaya xalada adag ee ka jira Degmada Bardheere iyo sidii gurmada loga gaarsiin lahaa bulshada sameen gaar ah ku yeelatya Daadka soo rogmaday kuwaas oo waxyeelo u geestay dadka kunool deegaanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland Jubbaland oo maanta magaalada kismaayo kulan ku yeeshay   ayaa si deg deg ah ugu baqay hay’ada iyo dowada in ay wax ka qabtaan xaaladda adag ee  ka jirta Degmada Bardheere.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here