Odayaasha Dhaqanka Kismaayo oo ka tacsiyeeyay Xildhibaan ku geeriyooday Kenya

0
155

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa   ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamuud Muxumed Cumar Kuulow oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nayroobi ,marxuumku ayaa dhawaan loo doortay Mid kamid ah kuraasta Baarlamaanka JFS ee dhawaan doorashadoodu ay ka dhacday Jubaland.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here