Odayaasha Dhaqanka Jubbland oo bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qataan nabadda Deegaanka

0
265

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-NabaDdu waxaa ay ka mid tayay waxyabaha ugu muhiimsan ee Nolasha ,waxaana looga baahan yahay qof kasta inuu ku dadaallo Nabadda.

Diinteena Suuban ayaa lagu sheegay ahmiyadda ay leedahay Nabadda ,waxaan bulshada hadda ay fahmeen qiimaha ay leedahay Nabadda.

Hadaba Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbland ayaa bulshada ree Jubbaland ugu baaqay in ay ka qeyb qataan nabadda Deegaanka.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here