Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Dowlada Goboleedka Jubbaland iyo guddigii qoondada Haweenka ee uu soo magacaabay Raysul wasaraha soomaaliya ee ku sugnaa magaalada kismaayo ayaa kulan u qabtay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.