Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Kulan ku saabsan diyaargarowga doorashooyinka Golaha Deegaanka waxaana loo qabtay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland, waxaa kasoo qeyb galay maamulka gobolka, Guddoomiyaha Degmada Kismaayo, Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Degmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.